Dowlada oo gacanta ku dhigtay Dhagax Qaali ah oo laga soo helay Deegaanka Ceel Cali

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay si weyn loo hadal hayay dhagax qaali ah oo la sheegay in laga helay Deegaanka Ceel Cali ee kuyaala duleedka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Macdanta iyo biyaha ee maamulka Hirshabelle ayaa lagu faah faahiyay waxa uu yahay dhagaxan laga helay deegaanka Ceel Cali iyo … Continue reading Dowlada oo gacanta ku dhigtay Dhagax Qaali ah oo laga soo helay Deegaanka Ceel Cali